Hormuud Foundation oo deeq lacag ah gaarsiisay qoys indhoolayaal ah oo ku nool Jowhar

Shirkadda Hormuud Foundation ayaa deeq lacag ah gaarsiisay qoys ku nool tuulada Moyko oo dhinaca Waqooyi ka xigta magaalada Jowhar ee xarunta dowlad goboleedka Hirshabelle. Qoyskan oo ah qoys dan-yar beeralay ah kana kooban afar ruux ayaa labo ka mid ah oo ah dhalinyaro Ciise cumar boosh,22 sano jir iyo Xaawo cumar boosh 18 jir … Continue reading Hormuud Foundation oo deeq lacag ah gaarsiisay qoys indhoolayaal ah oo ku nool Jowhar